Kooxo hubeysan oo dilal qorsheysan ka geystay xeebta Magaalada Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa xalay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ku dilay labo nin oo dhalinyaro ah sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Goob-joogayaal ayaa sheegaya in weerarkan uu ka dhacay xeebta magaalada markii dabley bastoolado iska soo jaray ay si lama filaan ah rasaas ugu boobsadeen labada wiil oo halkaas ku fiidsanayey. Ragga … Continue reading Kooxo hubeysan oo dilal qorsheysan ka geystay xeebta Magaalada Boosaaso